Haweeney ninkeeda dishay,kadibna isku dayday inay turto meydkiisa

Haweeney 26-sano jir ayaa booliska ay gacanta ku dhigeen ka dib markii ay tooreey ku muday seygeeda uu u geeriyooday.
Haweeneydan ayaa waxa arkay shacabka iyada oo wada meeydka ninkeeda,Qorshaheedana ah inay tuurto.
Madaxa booliiska Bariga Eldoret Zachary Bitok ayaa sheegay in Melisa lagu qabtay iyada oo moota ku wada meydka Geoffrey Matsheshe gudaha xaafada Kamkunji.
Bitok Waxa uu xusay in ninka la dilay uu ahaa nin ka ganacsada wargaysyada.Dhacadaha waxay dhacday 2-dii habeenimo.
Booliiska waxay sheegen inay raadinayaan ninkii waday mootada. Halka haweeneydana maalinta Isninta maxkamad la soo tagaayo.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *