Mucaardka Cameroon oo isbaheysi soo saaray

Laba xisbi oo ka tirsan mucaaradka dalka Cameroon ayaa isku afgartay inay isbaheysi ka dhigaan xisbiyadood si ay xilka kaga xayuubiyaan madaxweynaha xiliga lixaad xafiiska haaya Paul Biya doorashada axada.
Tani ayaa waxay daaha ka rogeysa hadala laisla dhaxmareye oo aah in mucaaradka ay doonayaan inay awooda kala wareegaan madaxweynaha 85-jirka haatan maamulka haaya.
Balse isbaheysigaan qayb kama ah xisbiga mucaaradka ee SDF musharaxooda Joshua Osih.
Sida uu sheegay Afhayeenka Akere Muna oo ah hoggamiyaha xisbiga FDP ayaa ogolaaday inuu ka laabto musharaxnimiadiisa xilka madaxtinimada isla markaana taageero Maurice Kamto oo ah hoggamiyaha MRC.
Malintii Jimcada Xisbiga Kamto ayaa waxay sheegen inay ka shaki qabaan inuu jiro falal lagu doonayo in doorashada loogu shubo madaxweynaha haatan maamulka haaya.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *