Raisul Wasarihi hore ee dalka Bangaladesh oo Isbitaal la dhigay

Haweeneyda raisul wasaraha hore uga ahayd dalka Bangaladesh Khaleda Zia haatana ah madaxa mucaardka dalkaas oo xabsi ku jirtay ayaa la dhigay isbitaalka Dhaka ka dib markii maxkamada ay martay.
Zia, oo 73-sano Jir ah,ayaa laga soo ka xeeyay xabsiga oo ay ku qaadaneyso muddada ay xirantahay ,Iyada oo lagu eedeeyay dambiya la xiriria musuq maasuq,Waxaa la geeyay isbitaalka ugu wanagsan ee ku yaala bartamaha caasimada maanta.
Wareejinta loo wareejiyay isbitaalka ayaa imaaneysa maalma un ka dib markii ay maxkamada ugu sareysa ee dalkaas ay amartay in Zia sida ugu dhaqsiyaha badan loo dabiibo.
Qareenadeeda ayaa ku doodeen in dowlada ay caafimadkeeda khatar galinayaan maadama loo diiday daryeel caafimad oo tayeysan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *