Posted in DHAGEYSO WARARKA

DHAGEYSO warka fiidnimo ee idaacada star fm 8:30 PM

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/10/07-10-2018-8-30PM.mp3
Posted in WARARKA

Baarlamaanka Iiraan oo ansaxiyay sharci ka dhan ah argagixisada

Baarlamaanka dalka iiraan ayaa maanta oo axad ah meel mariyay hindise sharciyeed wadankaasi u ogolaanayo inuu qeyb ka noqdo heshiiska qaramada midoobay ee ka dhanka…

Posted in WARARKA

Japan oo dalalka Afrika uga digtay deymaha ay qaataan

Wasiirka wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka Japan , Taro Kono ayaa wadamada ku yaalo qaaradda Afrika ku booriyay inay iska yareyaan deymaha shisheeye ee ay…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO Madaxweynaha Galmudug oo beeniyay in madaxda maamul goboleedyada ay Shir ku yeesheen Nairobi

Madaxweynaha Dowlad Goboledka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa maanta dib ugu laabtay Magalada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud kadib laba maalmood oo uu ku sugnaa…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO Guddoomiyaha Nairobi oo sheegay inuu u riyaaqay isbedelka ka muuqdo isbitaalka umusha ee Pumwani

Barasaabka maamul goboleedka Nairobi Mike Sonko ayaa sheegay in isbedel dhanka shaqada ah laga dareemayo isbitaalka ay hooyooyinka ku umulaan ee Pumwani. Mike Sonko ayaa…

Posted in WARARKA

Mudavadi oo doonaayo in dib u habeyn lagu sameeyo gudiga doorashooyinka

Musalia Mudavadi iyo Moses Wetangula oo ka mid ah madaxda sar sare ee urur weynaha mucaaradka Nasa ayaa doonaya in dib loo habeeyo guddiga madaxa…

Posted in WARARKA

Macalimiinta dalka oo ay suurtagal tahay inay shaqa joojin ku dhaqaqaan 17-ka bishan

Xoghayaha guud ee ururka qaran ee ay ku mideeysanyihiin macalimiinta ee KNUT sido kalena ah xildhibaan baarlamaanka si magacaabid ah ku galay Mr. Wilson Sossion…

Posted in BARNAAMIJYADA

DHAGEYSO barnaamijka kulanka star, tahniyadaha iyo salaamaha 07-10-2018

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/10/KULANKA-STAR-7-OCT-2018.mp3
Posted in WARARKA

DHAGEYSO Digniino loo diray shacabka ku nool degmada Caabudwaaq.

Taliska Ciidamada booliiska degmada Caabud_waaq ee gobolka Galgaduud bartamaha dalka Soomaaliya ayaa soo saaray awaamiir la xiriirta waxyaabaha maanka dooriya ee magaaladaasi la soo galiyo….

Posted in WARARKA

Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelo oo magaalada Jowhar ka bilaabay kulamo uu uga hortagayo mooshin ka dhan ah.

Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeelada dhexe ee Dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in Madaxweynaha maamulka Hirshabeele Maxamed Cabdi Waare uu halkaasi galinkii…