Posted in WARARKA

Gabadh yar oo uu nin ku dilay magaalada Habaasweyne

Magaalada Habaasweyne ee ismaamulka Wajeer ayaa lagu aasay gabadh ka mid ahayd ardayda dugsiga gabdhaha ee Kibilaay kadib markii uu nin la dhacay baangad. Ilaa…

Posted in DHAGEYSO WARARKA

DHAGEYSO warka duhurnimo ee idaacada star fm 1:30PM 8/10/2018

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/10/08-10-2018-1-30-pm.mp3
Posted in WARARKA

Xildhibaaanada maamulka Hirshabeele oo sheegay inay ka noqdeen Mooshin ay madaxweynaha ka Gudbiyeen

xubnaha baarlamaanka maamulka Hirshabeelle ayaa sheegeen inay ka laabteen mooshinkii ay maalmo kahor ka gudbiyeen madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare, kadib kulan waqti badan qaatay…

Posted in WARARKA

Hanti dhowraha guud ee qaranka Soomaaliya oo maanta baarlamaanka hortagaya

Xildhibaanada golaha shacabka Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa inay kulan ku yeelanayaan magaalada Muqdisho, kadib markii xalay lagu wargeliyay in Isniinta maanta ah uu jiro…

Posted in WARARKA

Hogaammiyeyaasha Maamulada Soomaaliya oo kulan ku yeelanaya magaalada Garowe

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in todobaadkaan ay magaalada gawore kulan ku yeelan doonaan hogaamiyeyaasha maamul goboleedyada Soomaaliya,sdioo kale waxaa kulankaas ka qayb galaya xubno…

Posted in WARARKA

Madaxweynaha kuuriyada waqooyi oo ogolaaday inuu mar kale la kulmo dhiggiisa Maraykanka

Hoggaamiyaha wadanka kuuriyada waqooyi Kim Jong-un ayaa ogolaaday inuu sida ugu dhaqsiyaha badan mar kale kulan ula qaato dhiggiisa Maraykanka Donald Trump. Xoghayaha arrimaha dibadda…

Posted in WARARKA

Faransiiska oo sheegay inuu iscasilay madaxii booliska caalamiga ee Interpol

Dowlada Faransiiska ayaa sheegtay inay heshay warqad iscasilaad ah oo uu soo gudbiyay madaxii booliska caalamiga ee qaabilsan falal dambiyeedyada ee Interpol Meng Hongwei. Arrintan…

Posted in WARARKA

WHO oo sheegtay in 4 ka mid ah 100-kii qof ee Kenyaan ah ay u dhintaan isticmaalka khamriga

Hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO ayaa warbixin ay soo saartay ku sheegtay in afar ka mid ah boqolkii qof ee Kenyaan ah ee dhintay sannadii…

Posted in WARARKA

Madaxa xisbiga Thirdway Alliance oo ka hadlay sababaha ay ugu ololeynayaan in la qabto afti qaran

Hoggaamiyaha xisbiga Thirdway Alliance Dr. Ekuru Aukot ayaa sheegay inay jiraan ilaa iyo 7 sababood oo ay ku saleynayaan olalaha ay ugu jiraan in wax…

Posted in WARARKA

Dad badan oo aanan u soo bixin codeynta senetarnimo ee Migori

Waxaa 6-dii subaxnimo ee saaka bilaabatay doorashada xilka senetarnimo ee ismaamulka Migori in kastoo ilaa iyo hadda tirada codbixiyayaasha ee u soo baxay la sheegayo…