Gabadh yar oo uu nin ku dilay magaalada Habaasweyne

Magaalada Habaasweyne ee ismaamulka Wajeer ayaa lagu aasay gabadh ka mid ahayd ardayda dugsiga gabdhaha ee Kibilaay kadib markii uu nin la dhacay baangad.
Ilaa iyo hadda ma cadda sababta uu falkaasi ugu kacay eedeysanaha oo ku jiro gacanta sarakiisha ammaanka.
Waa markii ugu horreeysay oo dhacdo noocan oo kale ah laga soo tabiyo degaankaasi .
Mowlid Maxamad Shuuriye ayaa khadka taleefoonka kula xiriiray hooyada gabadhaasi dhashay, maamulaha dugsiga iyo guddoomiye xaafadeedka.
Hooyada oo lagu magacaabo Sahara Yuusuf Xassan ayaa dareenkeeda iyo rajada ay leedahay sidatan u muujisay
Maamulaha dugsiga gabdhaha ee Kibilaay Girls Cabdiqadir Axmad Jaamac ayaa isna idaacadda star Fm uga waramay habdhaqanka gabadhaasi iyo tallaabada ka maamul ahaan u qorsheysan
Sido kale waxaan dhacdadaasi naxdinta leh ka wareysanay Faarax Cabdullahi Maxamad oo guddoomiye xaafadeedka halka ay dhibaatadaasi ka dhacday.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *