Posted in WARARKA

Nikii Haley oo xilkeeda iska casiahay

Aqalka Cad ayaa ku dhawaaqay in danjirihii Mareykanka u joogtay Qaramada Midoobay Nikki Haley ay xilkaasi ka dagi doonto dhawaan. Kadib kulan saakay Aqalka Cad…

Posted in WARARKA

Duufaano xoogan oo ku soo wajahan xeebaha waqooyi bari Soomaaliya

Duufaano dableyo xoogan wata ayaa Axada soo socota wixii ka dambeeya waxa ay ku dhufanayaan dalalka Cumaan, Yemen, Soomaaliya iyo Jabuuti. Culimada saadaasha hawada oo…

Posted in WARARKA

Dhimashada shilalka dalka ka dhacay sanadkan oo sare u kacday

Dhimashada dadka ku dhintay shilalkii sanadkan dalka ka dhacay ayaa sare u kacday boqolkiba 8. Ugu yaraan 2,345 qof ayaa ku dhintay shilalkii wadanka ka…

Posted in WARARKA

Wasaaradda arrimaha gudaha ee Filibiin oo ka hadashay caafimaadka madaxweyne Duterte

Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha ee dalka Filibiin Eduardo Ano ayaa sheegay in baaritaano caafimaad oo la sameeyay lagu xaqiijiyay in madaxweynaha wadankaasi Rodrigo Duterte uusan…

Posted in WARARKA

Warbixin laga soo saaray dhibaatooyinka Israa’iil ay u geysato haweenka falastiin ee maxaabiista ah

Mid ka mid ah hay’adaha u ololeeya xuquuqda falastiiniyiinta ayaa sheegtay in xabsiyada Israa’iil ay ku dhibaateysanyihiin haween badan oo la kala geeyay iyaga iyo…

Posted in WARARKA

Golaha muslimiinta Indonesia oo sheegay in falalka hay’adda FETO ay xaaraam yihiin

Golaha culimaaudiinta wadanka Indonesia ee Ulema Tariqas ayaa ku dhawaaqay in dhamaan falalka ama howlaha hay’adda FETO ay yihiin kuwo aanan waafaqsanayn shareecada Islaamka sidaasi…

Posted in DHAGEYSO WARARKA WARARKA

Taliska qeybta 5 -aad ee gobolka hiiraan ee ciidamada xoogga dalka soomaaliya ayaa faah faahin ka bixiyey howlgallada ka socda Gobolka Hiiraan sida uu ku…

Posted in WARARKA

Senetarka cusub ee Migori oo ballanqaaday inuu la xisaabtamayo dowlad goboleedkaasi

Dr. Ochillo Ayacko oo dhawaan ku guuleystay xilka senetarnimo ee maamul goboleedka Migori ayaa sheegay inuu xoogga saari doono la xisaabtanka ismaamulkaasi gaar ahaan dhanka…

Posted in WARARKA

Maxkamada sare oo amartay in Maribe lagu sameeyo baaritaano dhanka maskaxda ah

Kadib amar ka soo baxay agaasimaha waaxda dacwad oogidda ee dalka Mr. Nuurdiin Xaaji waxaa saaka maxkamada Milimani ka soo hormuuqday eedeysanayaasha loo haysto dilka…

Posted in WARARKA

Nairobi oo laga mamnuucay xafladaha qalin jebinta ee ardayda dhigta fasalada ugu hooseeya dugsiyada dalka

Maamul goboleedka Nairobi ayaa mamnuucay in la qabto xaflado qalin jebin ah oo loogu talagalay ardayda dhigatada fasalada loo yaqaano ECDE-da ee dugsiyada hoose dhexe…