Qarax laga maqlay goob uu hub ku jiro oo ku taallo Ukraine

Wasaaradda gaashaandhigga ee dalka Ukraine ayaa sheegtay in qarax uu ka dhacay xarun lagu keydiyo hubka.
Dhacdadaasi ayaa aroornimadii hore ee saaka laga soo tabiyay meel masaafo dhan 176 kiilomitir u jirta bariga caasimadda Ukraine ee Kiev .
Bayaanka wasaaradda waxaa qeyb ka ah in ciidamo dheeraad ah halkaasi la geeyay waxaana hoggaaminaya taliyaha ciidamada qalabka sida ee dalkaasi.
Hasa ahaate lama soo sheegin cid ilaa iyo hadda qaraxaasi ku waxyeeloowday mana cadda sababta ka dambeysa.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *