Posted in WARARKA

Maxkamad ku taallo Bangladesh oo dil ku xukuntay 19 eedeysanayaal ah

Maxkamad uu fadhigeedu yahay caasimadda wadanka Bangladesh ee Dhaka ayaa xukuno dil ah ku riday 19 qof oo eedeysanayaal ah. Eedeyanayaasha aya badankoodu ka tirsan…

Posted in WARARKA

Madaxweynaha Maldives oo ka soo horjeestay natiijadii doorashada guud ee dalkaasi

Hoggaamiyaha wadanka Maldives Cabdulla Yameen ayaa maxkamada u gudbiyay dacwad ka dhan ah natiijadii ka soo baxday doorashadii madaxtinimo ee dhawaan loogaga adkaaday. Waxaa uu…

Posted in WARARKA

Shirka guddiyada dastuuriga ah oo ka furmay Meru

Waxaa maanta ismaamulka Meru ka furmay kulankii 7-aad ee sannadlaha ah oo ay yeelanayaan guddiyada dastuuriga ah iyo maamulada madaxa bannaan ee wadanka ka jira….

Posted in WARARKA

Ardayda ku sugan degaanada ay isku dhacyada saameyeen oo loogu talagalay 28 xarumood

Wasiiradda wasaaradda arrimaha waxbarashada ee dalka Amina Maxamad ayaa sheegtay inay jiraan xarumo gaaraya 28 oo loogu talagalay inay imtixaanada qaran ee sannadlaha ah ku…

Posted in DHAGEYSO WARARKA

DHAGEYSO warka duhurnimo ee idaacada star fm 1.30PM 10.10.2018

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/10/10-10-2018-1-30-PM.mp3
Posted in DHAGEYSO WARARKA

DHAGEYSO warka subaxnimo ee idaacada star fm 8AM 10.10.2018

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/10/10-10-2018-8-AM.mp3
Posted in WARARKA

Madaxweynaha koonfur Afrika oo ogolaaday is casilaada wasiirkii maaliyadda

Madaxweynaha dalka Koonfur Afrika Cyril Ramaphosa ayaa sheegay inuu ogolaaday is casilaadda wasiirkii wasaaradda maaliyadda ee wadankaasi Nhlanhla Nene. Wasiirka ayaa tallaabadan qaaday kadib markii…

Posted in WARARKA

Madaxweynaha dalka oo la kulmay siyaasiyiinta galbeedka wadanka

Hoggaamiyaha dalka Mr. Uhuru Kenyatta ayaa kulan ku saabsan horumarka iyo dib u heshiishiinta la qaatay madaxda siyaasadeed oo 5 ka mid ah ismaamulada gobolka…

Posted in WARARKA

Dowlada oo 2 bilyan ku caawin doonto dadka ku nool degaanada ay abaaruhu saameeyaan

Dowlada dhexe ayaa shaaca ka qaaday inay 2 bilyan oo shilinka dalka ah u adeegsan doonto in gargaar dhanka cunnada ah la siiyo 1.6 milyan…

Posted in WARARKA

Waxaa maanta loo dabaaldegayo maalinka loo yaqaano Moi Day oo loogu magacdaray hoggaamiyihii labaad ee dalka uguna mudada dheeraa Daniel Toroitich Arab Moi.

Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha ee dalka Dr. Fred Matiangi ayaa xuska maalinkan dib u soo celiyay kadib dood in muddo ah socotay. Bayaan uu wasiirku…