Posted in DHAGEYSO WARARKA

DHAGEYSO warka duhurnimo ee idaacada star fm 1.30PM 11.10.2018

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/10/11-10-2018-1-30-PM.mp3
Posted in DHAGEYSO WARARKA

DHAGEYSO warka subaxnimo ee idaacada star fm 8AM 11.10.2018

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/10/news-11-10-2018-8-am.mp3
Posted in WARARKA

Golaha Wasiiradda ee Malaysia oo Meesha ka Saaray Xukunada Dilka

Golaha wasiirada ee dalka Malaysia ayaa  kulan ay yeesheen  ka soo saaray heshiis ah in meesha laga saaro  xukunada dilka ah ee ay maxkamaduhu ku…

Posted in WARARKA

Tirada Dadka ku Dhintay Daadadkii Nigeria oo Gaartay 199

Maamulka qaran ee Nigeria u qaabilsan maareynta musiibooyinka ayaa sheegay in ilaa iyo hadda  199 qof ay ku dhinteen daadad. Fatahaadaha  ayaa si gaar ah…

Posted in WARARKA

Mid ka mid ah Eedeysanayaashii loo Haystay Dilkii Monica Kimani oo la Siidaayay

Maxkamada   ismaamulka  Kiambu ayaa maanta siideysay   eedeysane lagu magacaabo  Brian Kassaine oo lala xiriiriyay dilkii bishii hore xaafadda Kilimani ee magaaladatani Nairobi loogu geystay Monica…

Posted in WARARKA

Bangiga Adduunka oo Amaanay Barnaamijka ay Dowladu ku Taageerto Qqoysaska Danyarta ah

Bangiga adduunka  ayaa sheegay  in dowlada Kenya ay sameysay  dadaal dheeraad ah  maadaama ay dhaqangelisay barnaamij lacago lagu siiyo dadka wayeelada ah ee    u nugul…

Posted in WARARKA

3 Qof oo ku Dhimatay Dhulgariir ku Dhuftay Indonesia

Ugu yaraan  3 qof ayaa lagu soo waramayaa inay ku dhinteen wadanka Indonesia   kadib markii uu halkaasi saameeyay  dhulgariir  cabbirkiisu lagu qiyaasay  6.4. Guddiga   qaran…

Posted in WARARKA

Caalamka oo laga Xusayo Maalinka Gabdhaha Adduunka

Waxaa guud ahaan caalamka  maanta laga xusaya maalinka  gabdhaha adduunka   oo sannad kasta loo dabaaldego 11-ka bisha Oktoobar ee aan ku guda jirno. Waxaa  sii…

Posted in WARARKA

Kuuriyada Koonfureed oo ay Ruurtagal Tahay inay Xxayiraadda ka Qaaddo kkuuriyada Waqooyi

Wasiirka wasaaradda arrimaha dibadda ee kuuriyada  koonfureed ayaa sheegay inay ka baarandegayaan  in kuuriyada waqooyi laga qaado cunaqabateyn la saaray sannadkii 2010-kii. Kang Kyung-wha  ayaa…

Posted in WARARKA

Xoghayaha Qaramada Midoobay oo ka Hadlay Shilkii Shalay ka Dhacay Kericho

Xoghayaha guud ee jimciyadda qurumaha ka dhexeysa   Mr. António Guterres ayaa sheegay in shilkii shalay ka dhacay ismaamulka Kericho uu ku reebay walaac xooggan. Waxaa…