(DHAGEYSO) Ambasadoor  Maxamad Cabdi Afeey oo ka Warbixiyay Caqabadaha Haysta Qaxootiga

Qaar ka mid ah dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku nool   xeryaha Dhadhaab oo la kulmay  u qaabilsanaha  qaxootiga  geeska Afrika  ee hay’adda UNHCR  Ambasadoor  Maxamad Cabdi Afeey oo socdal ku jooga xeryaha ayaa ka warbixiyay caqabadaha  heysta gaar ahaan dhanka taclinta sare sida helitaanka  waxbarasho jaamacadeed  waxayna codsadeen in wax laga qabto  dhibaatooyin ay wahajayaan  oo ay  shaqa la’aanta  ka mid  tahay

halkaan ka Dhagayso

 

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *