DHAGEYSO Guddoomiyaha Nyeri oo daahfuray nidaam online ah oo canshuurta lagu aruurinayo

Barasaabka maamul goboleedka Nyeri ,Mutahi Kahiga ayaa maanta daahfuray barnaamij qaab dijitaal ah loogu arruurinayo canshuurta laga qaado ganacsatada iyo waaxda dowlad degaankaasi.
Tallabadan ayuu ku micneeyay mid meesha ka saari doonto falalka musuqmaasuqa.
Sido kale ujeedada laga leeyahay nidaamkan ayaa ah in la fududeeyo bixinta canshuuraha si Nyeri uu ugu soo xaroodo dakhli ku filan

Arrintan ayaa imaanaysa iyadoo dhanka kale dowlada dhexe ay dagaal adag kula jirto falalka lagu lunsado kheyraadka dadweynaha.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *