Posted in WARARKA

DHAGEYSO Magaalada Isiolo oo lagu qabtay tartan u dhaxeeya dadka naafada ah

Magalada siyelow ayaa maanta waxa lagu qabtay tartanka dhanka oradka ah o u dhaxeeya dadka naafada ah ee ka soo jeeda maamul goboleedyada ay ku…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO Warbixin ku saabsan isbadalka hormarka waxbarshada iyo caafimaadka ismaamulka mandera

Maxaa isbadal ah laga gaaray dhanka hormarka waxbarashada iyo caafiaadka ismaamulka mandera Waxaa warbixin xiiso badan inooga diyaariyay wariyaheena Mandera Mohamuud maxamed sheikh lafagari

Posted in WARARKA

4 qof oo ku dhimatay dagaal beeleed ka dhacay ismaamulka Marsabit

Afar qof ayaa lagu soo waramaya inay ku dhimatay dagaal beeleed ka dhacay deegaanka Shurr ee ismaamul goboleedka Marsabit. Xildhibaanka laga soo doortay waqooyiga Horr…

Posted in WARARKA

Baraf ku dilay 8 qof wadanka Nepal

Ugu yaraan 8 qof ayaa la sheegay iney ku dhinteen baraf ka soo daatay Buurta Gurja oo ku tallo galbeedkka dalka Nepal. dadka ku dhintay…

Posted in WARARKA

41 qof oo ku dhimatay roobab ka da’ay wadanka Uganda

Roobab xoogan oo ka da’ay bariga Uganda ayaa sababay iney buurta Elgon soo dunto waxaana ku dhintay dad gaarayaa 41 qof. Shaqaalaha gurmadka degdegga ah…

Posted in WARARKA

Qarax ka dhacay Afgaanistaan

Wararka inaga soo gaarayaa wadanka Afgaanistaan ayaa sheegayaa in uu qarax ka dhacay goob lagu qabanayay isu soo bax siyaasadeed. Qaraxaasi ayaana ka dhacay gobolka…

Posted in DHAGEYSO WARARKA

DHAGEYSO warka Duhurnimo ee idaacada star fm 1:30 PM

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/10/13-10-2018-1-30-PM.mp3
Posted in WARARKA

Wararkii ugu dambeeyay ee suxufigii la waayay Jamal Khashogi

Sacuudiga ayaa iska fogeeyay in qunsuliyadiisa lagu dilay wariye Jamaal Khashogi oo muddo toddbaad ah la waayay. Suxufigaasi ayaa markii dadka ugu war dambeysay sii…

Posted in WARARKA

Baadarigii Mareykanka u dhashay oo Turkiga sii daayay

Maxkamad ku taal dalka Turkiga ayaa xabsiga ka siideysay baadari Mareykan ah oo xarigiisu uu ka dhashay in uu xumaado xiriirka u dhaxeeya Mareykanka iyo…

Posted in WARARKA

Cudurka Ebola oo laga digay inuu dad badan ku dilo wadanka Congo

Shaqaalaha gargaarka bani’aadamnimada ee wadanka Congo ayaa sheegay in bariga dalkaasi ay cudurka Ebola ugu dhinteen 125 qof. Fayruska dilaaga ah ee Ebola ayaa laga…