4 qof oo ku dhimatay dagaal beeleed ka dhacay ismaamulka Marsabit

Afar qof ayaa lagu soo waramaya inay ku dhimatay dagaal beeleed ka dhacay deegaanka Shurr ee ismaamul goboleedka Marsabit.
Xildhibaanka laga soo doortay waqooyiga Horr ee ismamaulka Marsabit ayaa sheegay in saaka ay isku dhaceen laba beelood ee wada degaa deegaankaasi.
Xildhibaanka ayaa sheegay in qowmiyadahaasi ay isku adeegsadeen hubab culus oo aan loogu talagalin gacmaha shacabka.
Waxaa uuna intaasi ku daray hadii ay sii socdaan dagaalada beeladyada ay sababi karto khasaarooyiin isugu jirtaa dhimasho iyo dhaawac.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *