Baraf ku dilay 8 qof wadanka Nepal

Ugu yaraan 8 qof ayaa la sheegay iney ku dhinteen baraf ka soo daatay Buurta Gurja oo ku tallo galbeedkka dalka Nepal.
dadka ku dhintay halkaasi ayaa waxay isugu jiraan 5 qof oo dalxiisayaal u dhashay Kuuriyada Koonfureed iyo 4 qof oo u dhashay Nepal oo dalxiisayaasha hagayey.
Diyaaradaha gurmadka ayaa waxay xaqiijiyeen meydka 8 qof oo goobti ay degganaayeen yaalla iney hawada sare ka arkeen balse ay barafka faraha badan iyo cimilada oo xun awgeed ay la dagi waayeen.
Qof sagaalaad oo goobtaasi ku sugnaa ayaa isaguna la la’yahay balse waxaa laga cabsi qabaa inuu dhintay.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *