Wararkii ugu dambeeyay ee suxufigii la waayay Jamal Khashogi

Sacuudiga ayaa iska fogeeyay in qunsuliyadiisa lagu dilay wariye Jamaal Khashogi oo muddo toddbaad ah la waayay.
Suxufigaasi ayaa markii dadka ugu war dambeysay sii galayay qunsuliyada Sacuudiga uu ku leeyahay magaalada Istanbul ee dalka Turkiga xilikaasi oo uu warqad cadeynaysa inuu furay xaaskiisa ka qaadanayay qunsuliyadaasi.
Shalay ayay ahayd markii uu wargayska Post qoray inay jiraan codad iyo muuqaalo muujinayaa in jamal Khashogi lagu dhex dilay qunsulida Sacuudigu uu ku leeyahay Turkiga.
Jamal ayaa si weyn wax uga qori jiray siyaasada dalka Sacuudigu isagoona dhaliili jiray arrintaasi ayaa loo badniyaa in lagu dilay.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *