Day: October 14, 2018
Qaramada Midowbay oo dadka Soomaaliyeed ku amaantay hal adaygooda musiibadii 14-kii October
Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arimaha dalka Soomaaliya, Nicholas Haysom, ayaa sheegay inay garab taaganyihiin dhibbanayaasha qaraxii ismiidaaminta ahaa…
DHAGEYSO Madaxweynaha Soomaaliya oo gaaray magaalada Marko
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo masuuliyiin ayaa maanta gaaray magaalada Marka eexarunta gobolka Shabeellaha Hoose si uu halkaas kulamo gaar gaar…
DHAGEYSO warka Duhurnimo ee idaacada star fm 1:30 PM
DHAGEYSO warka Duhurnimo ee idaacada star fm 1:30 PM
Madaxweynaha Eritrea oo mar kale Itoobiya safar ku tagay
Hoggaamiyaha wadanka Eritrea Isaias Afeworki ayaa lagu soo waramayaa inuu mar kale maanta safar ku tagay caasimadda dalka Itoobiya ee Addis Ababa. Afwerki oo saaka…
DHAGEYSO Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo ka qeyb galay xuska qaraxii soobe
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa ka qeyb galay Baroordiiq Loo sameeyay dadkii ku dhintay musiibadii ka dhacday Muqdisho 14-kii October sannadkii 2017-kii Maxamad Cabdiqadir Silva ayaa…
Booliska Nairobi oo xiray 7 qof oo lagu helay walxaha laga sameeyo bambooyinka
Ciidamada booliska ee dalka qeybtooda u xilsaaran la dagaalanka argagixisada ee (ATPU) iyo sido kale saraakiisha bambooyinka burburiya ayaa howlgal amni ka sameeyay xaafadda Kilimani…
Hoggaamiyaha aqlabiyadda baarlamaanka oo ka hadlay caqabadda dhanka aqoonsiga ee haysata dhalinyarada gobolka
Hoggaamiyaha aqlabiyadda baarlamaanka dalka ahna xildhibaanka laga soo doortay degaanka Garissa Township Aadan Barre Ducaale ayaa ka jawaabay su’aalo dhowr ah oo ay soo weydiiyeen…
DHAGEYSO Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya oo xukun dil ah ku fulisay nin ku eedaysnaa qarixii Soobe.
Maxkamadda ciidamada Millatariga Soomaaliya ayaa saakay fagaaraha Iskool Buluusiya ee degmada Xamar Jajab waxaay ku toogatay nin lagu eedeeyay inuu waday gaari NOAH-ah oo ciidamada…
DHAGEYSO Khasaaraha ka dhashay qarixii baydhabo oo sare u kacday.
Waxaa faah faahin dheeraad ah laga helayaa qaraxyadii shalay gelinkii dambe lagu weeraray laba maqaaxi oo ku taalla bartamaha magaalada Baydhabo ee xarunta maamulka Koonfur…
Donald Trump oo u hanjabay Sacuudi Carabiya
Hoggaamiyaha Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in boqortooyada Sacuudi Carabiya laga qaadayo tallaabo adag hadii ay ku cadaato inay dishay suxufiga u dhashay ee la…