Booliska Nairobi oo xiray 7 qof oo lagu helay walxaha laga sameeyo bambooyinka

Ciidamada booliska ee dalka qeybtooda u xilsaaran la dagaalanka argagixisada ee (ATPU) iyo sido kale saraakiisha bambooyinka burburiya ayaa howlgal amni ka sameeyay xaafadda Kilimani ee magaaladatani Nairobi.
Sarakiisha ayaa baaritaano ku sameynaya waxyaabo ay soo heleen oo looga shakiyay in ay yihiin kuwa laga sameeyo bambooyinka.
Sido kale ciidamada ayaa intii ay howlgalkaasi ku guda jireen gacanta ku soo dhigay 7 eedeysanayaal ah.
Dadkan la soo qabtay ayaa isugu jiro 6 ajaaniib iyo muwaadin kenyaan ah.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *