DHAGEYSO Kulan ku saabsan la dagaalanka argagixisada oo lagu qabtay Nanyuki

Waxaa magaalada Nanyuki ee ismaamulka Laikipia lagu qabtay shir caalami ah oo ay ka soo qeyb galeen khuburada arrimaha amniga oo diiradda lagu saarayay la dagaalanka habboon ee kooxaha geysta weerarada argagixiso.
Xildhibaanka laga soo doortay degaanka Kamukunji ee magaalada Nairobi oo ay xaafadatani islii ka tirsantahay Yuusuf Xassan Cabdi ayaa ka mid ahaa mas’uuliyiintii kulankaasi ka qeyb galay wuxuuna faahfaahin ka bixiyay qodobadii lagu falanqeeyay

Sido kale mudanaha ayaa soo hadal qaaday arrin si gaar ah u khuseysa degaanka uu baarlamaanka ku matalo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *