Posted in DHAGEYSO WARARKA

Dhageyso warka caawa 8:30PM

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/10/News-17-10-2018-20-30.mp3
Posted in WARARKA

Dhacdo layaab leh oo kadhacday dalka chiinaha.

October 10 bishan aan ku jirno, ayaa gabadhii ay dishay caruurtii iyaduna ay israacisay  iyadoo markaa aaminsaneyd inuu ninkeedii geeriyooday, warqad dardaaran ah oo ay…

Posted in WARARKA

Wiil uu dhalay ganacsade can ah oo hal habeen kucasheeyay 80-kun oo Dolar

Casho hotel Shanghai ku yaalla ay ka cuneen wiil uu dhalay ganacsade caan ah iyo 7 qof oo kale oo la socotay , ayaa dood…

Posted in WARARKA

Dad lagu laayay qarax ka dhacay gobolka Crimea ee Ruushka

In ka badan 17 qof ayaa dhimatay  kaddib markii uu qarax ka dhacay machad ku yaalla gobolka Crimea ee uu heysto Ruushka. Saraakiisha waxay sheegayaan…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO WARKA JUBALAND

Madaxweynaha Jubaland ayaa maanta kormeer ku tagey qaar ka mid ah xarumaha ay ku shaqeeyaan hay’addaha dowladda.

Posted in WARARKA

DHAGESYO WARKA WAJEER

tababar    kusaabsan   kawacyigalinta dhalinta   muqaadaraadka iyo xag-jirnimada oo kaqabsoomay wajir Xassan Mukhtaar ayaa warkan oo faah faahsan nooga soo diray Wajeer

Posted in WARARKA

Ololaha talaalka cudurka dabeesha oo dhawaan ka bilaaman doono qaar ka mid ah ismaamulda dalka

Labaatanka bishan  ayaa   laba iyo taban ismaamul goboleed  oo ay  ka mid tahay Garissa waxa ka bilaabanaya ololaha talaalka ee cudurka dabeesha  waxaana laga  talaalaaya…

Posted in WARARKA

Dowlada Soomaaliya oo shir caalami ah uga qayb galaysa dalka Sudan.

wasiirka wasaaradda caafimaadka dowlada Fderaalka Soomaaliya dr Fowsiya Abiikar Nuur ayaa ka qayb galaysa Shirka 65-aad ee hay’ada caafimaadka aduunka WHO oo ka socda magaalada…

Posted in WARARKA

Ethiopian Airlines oo 40 sano kadib bilaabaysa duulimaadka Muqdisho iyo Adis-ababa.

shirkada Diyaaradda Ethiopian Airlines ayaa ku dhawaaqday inay bilaabayso Duulimaadyo toos ah oo u kala goosha magaalooyinka Muqdisho iyo Addis Ababa, mudo 40 sano ah…

Posted in WARARKA

Wasiirada arimaha dibada Ethopia iyo Eritrea oo gaaray Muqdisho.

Wasiiradda wasaaradaha Arrimaha Dibada Dalalka Itoobiya iyo Eritrea ayaa maanta gaaray magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya, waxaana dalkaasi ku soo dhaweeyay masuuliyiin ka tirsan Dowlada…