DHAGEYSO Matiango oo farin u diray aqoonyahanada ka soo jeeda deegaanada kale ee dalka

Wasiirka arrimaha gudaha ee dalka ayaa farriin gaar ah u diray aqoonyahaanada dhalasho ahaan ka soo jeeda degaanada kale ee dalka ee ka shaqeeya gobolka waqooyi bari iyadoo sido kale la soo bandhigay saameynta weerada argagixiso ay ku yeesheen gobolkaasi.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *