Ololaha talaalka cudurka dabeesha oo dhawaan ka bilaaman doono qaar ka mid ah ismaamulda dalka

Labaatanka bishan  ayaa   laba iyo taban ismaamul goboleed  oo ay  ka mid tahay Garissa waxa ka bilaabanaya ololaha talaalka ee cudurka dabeesha  waxaana laga  talaalaaya caruurta shanta sana ka yar.

Waxaana maanta magalada Garissa lagu qabtay kulan lagu falanqaynaayay sida la isaga kaashan lahaa kamira dhalinta talaalka cudurka dabeesha oo ah cudur halis ah.

Ibrahim Gedi  oo kamid ah masuuliyiinta waaxda faya dhawrka e maamul  goboleedka Garissa  ayaa warbaahinta STAR faa faahin ka siiyay  kulanka iyo ol oolaha talaalka e lagu wada inuu bilaawda.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *