Day: October 18, 2018
dhageyso warka habeenimo 8:30pm
dhageyso barnaamijka kulanka oo xiiso badan 18-10-2018
93 wadan oo laga helay noocyada kala duwan ee daroogada
Booliska caalamiga ee Interpol ayaa sheegay in howlgalo laga fuliyay 93 wadan oo ka mid ah dalalka dunida lagu soo helay maandooriya noocya badan ah…
Wasiirka maaliyadda ee Faransiiska oo aanan ka qeyb galeynin shirka sacuudiga
Wasiirka maaliyadda ee Faraniiska Bruno Le Maire ayaa ku biiray mas’uuliyiinta dowlada iyo maalqabeenada caanka ah ee qaadacay ka qeyb galka shirka maalgashiga ee boqortooyada…
Nin masjid ku gubay Maraykanka oo 24 sano la xiray
Maxkamada ku taallo Maraykanka ayaa xukun ugu yaraan 24 sano oo xabsi ah ku riday nin lagu eedeyay inuu gubay masjid ku yaallay gobolka Texas….
Qaar ka mid ah shacabka dalka oo ka hadlay qiimaha ay kordhisay Safaricom
Qaar ka mid ah shacabka kenyaanka ah ayaa sheegay inuu culeys dheeraad ah ku keenayo qiimaha ay shirkadda isgaarsiinta ee Safaricom ku kordhisay adeegyadeeda. Safaricom…
Nin iska dhigayay ciidamada difaaca oo la xiray
Waxaa maanta la filaya in maxkamada uu ka soo hormuuqdo eedeysane loo haysto inuu iska dhigay sarkaal ka tirsan ciidamada difaaca dalka sidaasina uu kenyaan…
Wasaaradda waxbarashada oo baareysa dilka arday looga takhalusay Kakamega
Wasiiradda wasaaradda tacliinta ee dalka Amina Maxamad ayaa guda gashay baaritaano ku aaddan dhacdo laga soo tabiyay ismaamulka Kakamega oo lagu dilay arday dhiganayay fasalka…
Dowlada oo loogu baaqay inay magdhow siiso dadkii ku dhintay shilkii Kericho
Hoggaamiyaasha siyaasaadeed ee galbeedka dalka ayaa dowlada u soo jeediyay inay lacago magdhow ah siiso qoysaska 58 qof oo ku dhimatay shil maalmo ka hor…
Wasiirka arrimaha gudaha oo digniin ka soo saaray iskudhacyada Marsabit
Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha ee dalka Dr. Fred Matiangi ayaa digniin adag u jeediyay siyaasiyiinta lagu eedeynayo inay ka dambeyaan iskudhacyada maalmihii la soo dhaafay…