93 wadan oo laga helay noocyada kala duwan ee daroogada

Booliska caalamiga ee Interpol ayaa sheegay in  howlgalo laga  fuliyay 93 wadan oo  ka mid ah dalalka   dunida lagu soo helay  maandooriya  noocya badan ah sida  xashiishka  iyo waxyaabo kale.

Daroogadan ayaa lagu  sheegay  ilaa iyo 55 taan  waxaana weheliyay  malaayiin  daawooyin ah.

Bayaan ay soo saartay Interpol waxaa ka mid ah  in la xiray 1,300 qof oo eedeysanayaal ah.

Howlgalo laga fuliyay  bariga  qaaradda Aaasiya ayaa lagu  qabtay  18 milyan oo ah   daawada loo yaqaano Yaba oo lagu tilmaamo mid dhimirka wax u dhinta.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *