Posted in WARARKA

Doorashooyihinkii Kandahar ee dalka Afgaanistaan oo dib loo dhigay

Guddiga doorashada Afghanistan ayaa muddo toddobaad ah dib u dhigay doorashooyinka baarlamanka gobolka Kandahar kadib dilka laba sarkaal oo sare. Taliyihii booliska Kandahar Jeneral Abdul…

Posted in WARARKA

Madaxweynaha Namibia oo Kenya u balanqaaday inuu ka taageri doono dhanka Amniga

Madaxweynaha wadanka Namibia Hege Geingob oo booqasho ku jooga dalkani Kenyaa ayaa maanta balan qaaday in uu Kenya ka teegeri doono dhanka amaanka iyo xubnimada…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO Safiirka dowlada Soomaaliya u matala dalka Jabuuti oo kulan la qaatay wasiirka arimaah dibada jabuuti.

wasiirka wasaarada arimaha dibada Jamhuuriyada Jabuuti ayaa magaalada jabuuti ku soo dhaweeyay Safiirka Cusub ee dowlada Soomaaliya u matala dalka Jamhuuriyada Jabuuti. Safiirka oo ay…

Posted in WARARKA

Taliska ciidanka xooga Soomaaliya oo gaaray magaalada Kismaanyo.

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Sareeye Gaas Daahir Aadan Cilmi (Indho-Qarshe) ayaa Maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubbada Hoose. Saraakiisha ciidanka Xoogga dalka…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO Wasiirka beeraha Soomaaliya oo ka qayb galay shirka Bee’adada IGAD.

Wasiirka wasaarada beeraha iyo waraabka dowlada Fedraalka Soomaaliya Saciid Xuseen Ciid iyo sii haya Safaarada Soomaaliya ee dalkani Kenya Cali bagadi ayaa si wada jir…

Posted in WARARKA

Abiy Axmad oo sheegay inuu dil ka badbaaday

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Dr. Abiy Axmed ayaa sheegay in isbuucii hore askar soo hor dhoobatay xafiiskiisa ay ka mid ahayeen qaar doonayay inay isaga qaarajiyaan….

Posted in WARARKA

Qaramada midoobay oo gargaar gaarsiisay magaalada Idlib.

Jimciyada quruumaha ka dhexaysa ayaa sheegtay in ay magaalada Idlib ee dhacda Waqooyi galbeed ee dalka Suuriya u dirtay 30 babuur oo ka mid ah…

Posted in WARARKA

Wasiirkii hore ee cayaaraha oo lagu siidaayay damiin lacageed

Safiirka dalka ee Austria horayna u soo noqday wasiirka cayaaraha Dr. Xassan Wario iyo laba eedeysanayaal oo kale ayaa maanta lagu siidaayay damiin lacageed oo…

Posted in WARARKA

Madaxweynaha dalka oo kulan la qaatay dhiggiisa Namibia

Madaxsweynaha dalka Uhuru Kenyatta iyo madaxweynaha Namibia Hage Geingob oo wadanka ku yimid safar rasmi ah ayaa wada hadal ku yeeshay madaxtooyada State House. Mr….

Posted in DHAGEYSO WARARKA

DHAGEYSO WARKA DUHURNIMO EE IDAACADA STAR FM 1.30PM 19.10.2018

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/10/news-19-10-2018-1-30-PM.mp3