Posted in WARARKA

Bilyaneerka ugu da’a yar ee Africa oo dib ugu soo laabtay guriga asago bad qaba

Bilyaneerkan ugu da’a yar Africa ayaa todobaad ka hor waxa lawaayay,Ayaa gurigiisa dib ugu soo laabtay.Sida ay sheegayaan booliiska. Mohammed Dewji, oo 43-sano jir ah,…

Posted in WARARKA

Munaasabada maalinta halyeeyada oo dalka maanta la xusay

Garoonka Bukhungu ee ismaamulka Kakamega ayaa waxa maanta aad ugu soo qulqulay shacabka Kenyanka ah oo ka qayb galaya munaasabada isla markaana aad ugu adkeystay…

Posted in WARARKA

Xaaladda bini’aadamnimo ee dunida iyo Kaalinta howlwadeenada gargaarka.

Musiibooyiinka kala duwan ee soo wajaha dal sida kuwa dabiiciga ah ee iskugu jira duufanta, roobabka lixaadka leh, futahaadaha iyo dhul gariirka iyo kuwa kale…

Posted in WARARKA

Sarkaal ka tirsan ciidamada GSU-da oo loo soo xiray dilkii loo geystay Monica Kimani.

Sarkaal ka tirsan ciidamada dalka qeybta GSU-da kana howlgalo safaarada Mareykanka ku leedahay dalka ayaa loo xiray dilkii loo geystay Monica Kimani oo aheyd ganacsate….

Posted in WARARKA

Dowlada Sucuudiga oo markii ugu horeysay qiratay dilka Jamal Khashgooji

Warbaahinta dowladda Sucuudiga ayaa sheegtay in Jamal Khashgooji oo in muda ah la la`aa uu geeriyooday kadib markii uu ku dhintay dagaal ka dhacay qunsuliyada…

Posted in WARARKA

Liibiya oo ka hor imaatay qorshaha mdiowga Yurub ee lagu xakameynayo muhaajiriinta

Wasiirka arrimaha dibadda ee wadanka Liibiya ayaa sheegay in dalkiisa uu ka soo horjeedo qorshaha midowga Yurub ay soo jeediyeen oo ahaa in meel ka…

Posted in DHAGEYSO WARARKA

DHAGEYSO Warka subaxnimo ee idaacada star fm 8:00 PM

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/10/news-20-10-2018-8-AM.mp3
Posted in WARARKA

Kenya iyo Namibia oo heshiis kala saxiixday

Dowladaha Kenya iyo Namibiya ayaa gaaray heshiisyo muhiim ah oo ay iska kaashanyaan dhanka dalxiiska, kalluumeysiga iyo macdanta. Madaxweynaha dalka Namibia oo ku sugan Kenya…

Posted in WARARKA

Xukumada Nairobi oo balan qaad u sameysay ardayda fasalka 8-eed ee sanadkan natijo wanaagsan keentaa

Dowladda maamul goboleedka nairobi ayaa u balanqaaday ardayga keena buundada 400 ama ka badan ee imtixaanka KCPE-da ee sanadkan in ay ka bixin doonto lacagaha…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO Maanta oo la xusayaa Mashujaa Day

Madaxweynaha dalka Uhuru Kenyaatta ayaa Kenyaanka ku hogaaminayaa maanta maalinta haliyeeyada dalka ee Mashujaa Day. Munaasabada ugu weyn ayaa maanta waxaa ay ka dhaceysaa fagaaraha…