Posted in WARARKA

Wasaaradda Dastuurka oo heshiis la saxiixatay Hay’adaha ku guulaystay fulinta Waxbarashada Madaniga

Wasaaradda Arrimaha Dastuurka XFS ayaa manta heshiis ku saabsan sida loo fulinayo Barnaamijyada waxbarashada madaniga ah iyo wacyigelinta bulshada ee Arrimiha Dastuurka la saxxiatay hay’adihii…

Posted in DHAGEYSO WARARKA

DHAGEYSO warka fiidnimo ee idaacada star 8:30 PM

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/10/News-21-10-2018-20-30.mp3
Posted in WARARKA

Madaxweynaha Turkiga oo sheegay inuu soo bandhigayo xaqiiqda la xariirta xaaladda Jamal Khashoggi

Hoggaamiyaha wadanka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa ballanqaaday inuu maalinka talaadada ah shaaca ka qaadayo xaaladda dhabta ah ee la xariirta wariyaha la waayay Jamal…

Posted in WARARKA

Maxkamada Maldives oo laashay dacwad uu u gudbiyay madaxweynihii hore Cabdulla Yameen

Maxkamada ugu sareeysa ee wadanka Maldives ayaa maanta waxba kama jiraan ka soo qaaday dacwad uu u gudbiyay madaxweynaha dhawaan looga guuleystay doorashadii dhacday Cabdulla…

Posted in WARARKA

Masar oo muddo 3 bilood ah ku kordhisay xaaladda degdegga ah

Baarlamaanka dalka Masar ayaa maanta oo axad ah u codeeyay mooshin muddo saddex bilood oo dheeraad ah loogu kordhinayo xaaladda degdegga ah ee uu wadankaasi…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO Madaxweynaha dalka oo sheegay in la xirayo waalidiinta carruurtooda ka caawiyo xatooyada imtixaanada

Hoggaamiyaha dalka Mr. Uhuru Kenyatta ayaa mar kale digniin u diray waalidiinta, macalimiinta iyo ardayda u fariisanaya imtixaanada qaran ee sannadlaha ah isagoo sheegay in…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO Kulan looga hadlayo nabadda oo la filayo in berri lagu qabto Mandhera

Ismaamulka Mandhera ayaa la filaya inuu berri ka furmo shir diiradda lagu saarayo amaanka gobolka waqooyi bari gaar ahaan dowlad degaankaasi. Waxaa uu qorshuhu yahay…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO Qaar ka mid ah xildhibaanada dalka oo soo jeediyay inuu Raila isaga baxo siyaasadda

Tallaabadii hoggaamiyaha urur weynaha mucaaradka Nasa Raila Odinga loogu magacaabay ergeyga gaarka ah ee midowga Afrika u qaabilsan horumarinta kaabayaasha wadooyinka ee qaaradda Afrika ayaa…

Posted in WARARKA

Maamulka maareynta degaanka ee NEMA oo qabtay 1.7 tan oo ah bacaha la mamnuucay

Sarakiisha maamulka qaran ee maareynta degaanka ee NEMA ayaa magaalada Mombasa ku qabtay 1.7 tan oo ah bacaha balaastiga ee la mamnuucay. Mas’uulka ugu sareeya…

Posted in WARARKA

Bonny Khalwale oo sheegay inuu taageeraayo madaxweyne ku xigeenka dalka William Ruto.

Senetarkii hore ee ismaamulka Kakamega Bonny Khalwale ayaa ku dhawaaqay inuu taageeraayo madaxwene ku xigeenka dalka William Samoi Ruto balse uu ka naxsanyahay inuu xisbiga…