Posted in WARARKA

Shaqaalaha qunsuliyadda Sacuudiga ee Turkiga oo wax laga weydiiyay dilkii Jamal Khashoggi

5 ka mid ah shaqaalaha qunsuliyadda boqortooyada Sacuudi Carabiya ay ku leedahay magaalada Istanbul ee dalka Turkiga ayaa qoray fariimo ku saabsan waxyaabaha ay ka…

Posted in WARARKA

Taiwan oo baareysa shil ay ku dhinteen 18 qof

Dowlada Taiwan ayaa guda gashay baaritaano ku aaddan shil tareen oo ay ku dhinteen 18 qof halka 187 kalena ay ku dhaawacmeen. Madaxweynaha dalkaasi Huang…

Posted in WARARKA

Madaxweynaha dalka oo sheegay inaysan kala qeybsanaan kala dhexeynin ku xigeenkiisa

Hoggaamiyaha dalka Mr. Uhuru Kenyatta ayaa carrabka ku dhuftay inaysan jirin wax kala qeybsanaan ah oo ka dhex jirto isaga iyo ku xigeenkiisa Willaim Ruto….

Posted in WARARKA

DHAGEYSO Shacabka xaafadda Islii oo soo dhaweeyay xilka loo magacaabay Raila Odinga

Qaar ka mid ah shacabka ku nool xaafadda islii ee degaanka Kamukunji ee magaaladatani Nairobi oo u waramay idaacadda star FM ayaa soo dhaweeyay xilka…

Posted in WARARKA

19 qof oo ku dhimatay shil ka dhacay Pakistan

Shil galinkii dambe ee shalay ka dhacay wadanka Pakistan ayaa ilaa iyo hadda la xaqiijiyay inay ku dhinteen ugu yaraan 19 qof halka 40 kalena…

Posted in WARARKA

Laba ka mid ah mudanayaasha maamul goboleedka Marsabit oo la xiray

Kadib iskudhacyo maalmo ka hor saameeyay degaano ka tirsan ismaamulka Marsabit ayaa waxaa dhawaan xabsiga loo taxaabay laba ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka ee halkaasi…

Posted in WARARKA

Erdogan iyo Trump oo khatka telefoonka oga wada hadlay dilkii Khashoggi.

Madaxweynaha wadanka Turkiga Recep Tayyip Erdogan iyo dhigiisa Mareykanka Donald Trump ayaa khatka telefoonka oga wada hadlay dilkii loo geystay saxafiga Jamal Khashoggi Sida ku…

Posted in English

Tight security as KCSE exams begin today

Form Four students will on Monday morning begin their Kenya Certificate of Secondary Education (KCSE) examinations across the country. They will start with practical exams…

Posted in English

Trump, Erdogan hold phone conversation on Khashoggi

Turkey’s President Recep Tayyip Erdogan and the U.S. President Donald Trump have held a phone conversation on slain Saudi journalist Jamal Khashoggi, Turkey’s presidential press…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO Saraakiisha Soomaaliya oo sheegay inay saldhigyo AL-shabab burburiyeen.

Taliyaha qaybta 27-aad ee ciidanka xooga dalka Soomaaliya Generaal Maxamuud Macalim Koronto oo warbaahinta la hadlay ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay howlgaladii ugu danbeeyay…