Posted in WARARKA

Dhagayso: Warka Habeenimo ee Idaacada Star Fm

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/10/WARKA-HABEENIMO-FIINAL-10PM-2018-1.mp3
Posted in WARARKA

hoggaamiyaasha  siyaasadeed  ee  ismaamulka Wajeer  ayaa sheegay inay tageerayaan afti lagu  beddelayo  dastuurka

hoggaamiyaasha  siyaasadeed  ee  ismaamulka Wajeer  ayaa sheegay inay tageerayaan afti lagu  beddelayo  dastuurka wadanka u degsan hadii  tallaabadaasi ay  boqolkiba 25 ilaa iyo 50 ka…

Posted in WARARKA

Dhageyso:Ra’iisul Wasaaraha soomaaliya ayaa   Wasiirka Difaaca Ku Amary Dardar-gelinta Isla-xisaabtanka, Qorshaha Dib-u-dhiska Ciidanka Iyo Xoraynta Dalka

Maxamad Cabdiqadir Silva ayaa faahfaahinta qodobkaasi noo soo diray

Posted in WARARKA

Dhageyso:Maxkamadda Ciidamada qalabka sida soomaaliya oo xukun riday

Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ayaa  xukuntay  arkasi loo haystay iuu taliyihiisa dhaawac u geystay sida uu ku soo waramayo  Cali Maxamad Cali

Posted in WARARKA

Maxkamada oo go’aamin doonto in damiin lagu siidaynayo xildhibaano laga soo doortay Marsabit oo la xiray

Maxkamada sare ee dalka ayaa galinka dambe ee maanta la filaya inay damiin lacageed ku siidayso  mudanayaasha saaka ka soo hormuuqday  ee  laga soo doortay …

Posted in WARARKA

Shirkadaha isgaarsiinta ee Airtel iyo Telkom oo kordhiyay qiimaha adeegyadooda

Laba ka mid ah shirkadaha isgaariinta  dalka    oo kala ah  Airtel  iyo  Telkom ayaa kordhiyay qiimaha adeegyada wicitaanka, isticmaalka  intarneetka iyo sido kale  farriimaha gaaban …

Posted in WARARKA

Ammaanka Wajeer oo si weyn loo adkeeyay ka hor imtixaanada qaran

Guddoomiyaha dowlada dhexe u qaabilsan degaanka koonfurta Wajeer Felix Kisalu ayaa sheegay in si weyn loo sugay ammaanka guud ee ismaamulkaasi . Waxaa uu intaasi…

Posted in WARARKA

Madaxweynaha Turkiga oo ka hadlay arrimo xasaasi ah oo ku saabsan dilka Wariye Jamal Khashooggi

Hoggaamiyaha dalka Turkiga Recep Tayyib Erdogan ayaa maanta khudbad uu u jeediyay baarlamaanka uu fadhigiisu yahay magaalada Ankara kaga hadlay arrimo badan oo xasaasi ah…

Posted in WARARKA

Shirkadaha isgaarsiinta ee Airtel iyo Telkom oo kordhiyay qiimaha adeegyadooda

Laba ka mid ah shirkadaha isgaariinta dalka oo kala ah Airtel iyo Telkom ayaa kordhiyay qiimaha adeegyada wicitaanka, isticmaalka intarneetka iyo sido kale farriimaha gaaban…

Posted in WARARKA

Aadan Barre Ducaale oo ka hadlay go’aanka xoola dhaqatada ee ku aaddan aftida

Hoggaamiyaha aqlabiyadda baarlamaanka dalka ahna xildhibaanka laga soo doortay degaanka Garissa Township Aadan Barre Ducaale ayaa sheegay in madaxda siyaasadeed ee bulshada xoola dhaqatada ah…