Posted in WARARKA

Dhagayso warka habeenimo ee idaacada Star Fm

warka habeenimo fiinal 10pm 2018

Posted in WARARKA

Ciidamo AMISOM oo sugi doona amaanka aqalka sare ee Soomaaliya.

Kadib markii Dhowr mar oo hore ay Xildhibaanada Aqalka Sare ee baarlamaanka Soomaaliya  dalbadeen in Xarunta Aqalka Sare ee magaalada Muqdisho ay amnigeeda sugaan isla…

Posted in WARARKA

Dhageyso:Shacabka ku nool xaafadatan Isli ee deegaanka Kamkunji ayaa ka hadlay qorsha dhawaan ka soo baxay dowlada.

Faah faahinta qodobkan waxaa inoo hayaa wariyaheena Nairobi Farxan Ali

Posted in WARARKA

Madaxa IEBC oo laga doonayo inuu faahfahin ka bixiyo sida ay ku luntay lacag dhan 9-Bilyan

Sharci dajiyasha ayaa u yeeray guddomiyaha guddiga madaxa banan ee doorashada iyo xaduudaha dalka ee IEBC Wafula Chebukati inuu  faahfahin ka bixiyo sida ay ku…

Posted in WARARKA

Roob xoogan oo ka da’ay Mombasa iyo daad ka dhashay

Roob xoogan ayaa ka da’ay magalada Mombasa taasi oo sababtay cariiri aad u wayn. Roobabka xoogan oo bilawday habenkii  arbacadii ayaa waxay dhaliyeen daadad iyo…

Posted in WARARKA

(Dhagayso) WARKA 8:00 AM STAR FM

 

Posted in WARARKA

Madaxa IEBC oo laga Doonayo inuu Faahfahin ka Bixiyo Sida ay ku Luntay Lacag Dhan 9-Bilyan

Sharci dajiyasha ayaa u yeeray guddomiyaha guddiga madaxa banan ee doorashada iyo xaduudaha dalka ee IEBC Wafula Chebukati inuu  faahfahin ka bixiyo sida ay ku…

Posted in WARARKA

Dalka Zambia oo Hakiyay Imtixanka Qaran iyada oo ay Jiraan Falal wax Isdaba Marin ah

Maamulka dalka Zambia ayaa dib u dhigay dhamaan imtixaanadkii dalkas ka socday ka dib markii ay isa soo tareen warbixino sheegaya in imtixanka la xaday…

Posted in WARARKA

Raisul Wasarihi hore ee Dalka Malaysia iyo Madixi hore ee Malaliyada oo lagu Eedeeya Falal Musuqmasuq

Raisul Wasarihi Najib Razak iyo madixi hore ee maliyada ayaa lagu  eedeynaya inay si khaldan u isticmaleen lacag dhan  $1.58bn oo ah lacag dowlada ay…

Posted in WARARKA

Senetka oo la Dagaalamaya Eedeymaha ah inay Daboolaan Warbixintii Dhulka Ruaraka

Aqalka senetka ayaa la dala dhacaya eedeymaha ah inay doonayaan inay doboolaan waxyaabihi u soo baxay ka dib markay baaritaan ku sameeyeen fadeexada 3.3-Bilyan ee…