Ciidamo AMISOM oo sugi doona amaanka aqalka sare ee Soomaaliya.

Kadib markii Dhowr mar oo hore ay Xildhibaanada Aqalka Sare ee baarlamaanka Soomaaliya  dalbadeen in Xarunta Aqalka Sare ee magaalada Muqdisho ay amnigeeda sugaan isla amrkaana lagu wareejiyo Ciidamada midowga afrca ee AMISOM ayaa arintaasi hada la shaaciyay in lagu guulaystay.

Xildhibaanada aqalka saree e dowlada Soomaaliya ayaa sheegay in Qoraal Gudoonka Aqalka sare uu u diray Madaxda Sare ee Dowladda fedraalka Soomaaliya iyo Taliyeyaasha ciidamada AMISOM  looga soo jawabay,sidoo kalena la soo dhameystiran Ciidamada AMISOM ee sugi doona Amniga Xarunta Aqalka Sare.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *