Raisul Wasarihi hore ee Dalka Malaysia iyo Madixi hore ee Malaliyada oo lagu Eedeeya Falal Musuqmasuq

Raisul Wasarihi Najib Razak iyo madixi hore ee maliyada ayaa lagu  eedeynaya inay si khaldan u isticmaleen lacag dhan  $1.58bn oo ah lacag dowlada ay leedahay, Xili uu dacwada soo oogaha dalkasi ku dadaalayo cirib tirka musuqmasuqa.

Najib iyo  Mohd Irwan Serigar, oo ahaa xoghayaha wasarada maaliyada ayaa ka soo hormuuqdeen maxkamada magalada Kula Lumpur manta si ay ooga jawaabaan lix dambi oo la xiriira kalsoonida dadweynaha inay burburiyeen.

Labada mas’ul ma aysan qiran dambiyada lagu eedeeyay. Dambiyadan ayaa midkiiba waxa uu soo jiidanaya 20-sano oo xarig ah,Ganaax iyo karbaash. Balse Jaib iyo Irwan lama karbaashi doono maadama ay da’a yihiin.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *