Senetka oo la Dagaalamaya Eedeymaha ah inay Daboolaan Warbixintii Dhulka Ruaraka

Aqalka senetka ayaa la dala dhacaya eedeymaha ah inay doonayaan inay doboolaan waxyaabihi u soo baxay ka dib markay baaritaan ku sameeyeen fadeexada 3.3-Bilyan ee dhulka Ruaraka, Nairobi.

Tani ayaai maaneysa iyada oo su’aalo lasika weydiinayo dib u dhaca ku yimid arrintan saddax bilood ka dib markii warbixintan aqalka senetka la hor keenay.

Dib u dhaca ayaa sido kale,ayaa waxay su’aal galieysa kaalinta aqalka senetka ee dowlada wadaajinta.

Senaterka Homa Bay Moses Kajwang’, oo guddomiya guddiga Senetka ee xisabadka dadweynaha iyo maalgashiga oo baritaan ku sameysay hannanka lacag dhan 1.5-bilyan oo shillinka dalka ah lagu siiyay ganacsade lagu magacaabo Francis Mburu sanadkan ayaa waxa uu si rasmi ah ugu soo gudbiyay cabashada la xiriirta dib u dhaca guddonka aqalka Senetka Ken Lusaka.

Warqdaaasi ayu Mr.Kajwang ka codsaday aqalka senetka inay muhiimad gaar ah siiyaan warbixintan.

Qaar ka mid ah xildhibanada ka tirsan guddigasi ayaa ka cabanaya qorsho ah in warbixintas la carqadaleeyo.

 

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *