Posted in WARARKA

Wiilka saxafiga la dilay ee Salah Jamal oo gaaray dalka Maraykanka

Saxafiga la dilay ee Jamal Khashoggi, wiilkiisa Salah ayaa tagay wadanka Maraykanka ka dib markii xukumada Sacuudiga uu ka qaaday xariyiraadii safarka. Dowladda Maraykanka ayaa…

Posted in WARARKA

18 qof oo ku dhimatay roobab ka da’ay dalka Jordan

Ugu yaraan 18 qof, oo badnaa carruur ayaa ku dhimatay fatahaado roob oo ku dhuftay wadanka Jordan. Inta badan carruurta ku dhimatay fatahaadahaasi ayaa lagu…

Posted in WARARKA

Haweenay 14 carruur ah ku dhaawacday mindi wadanka Shiinaha

Wararka inaga soo gaarayaa galbeedka wdanka Shiinaha ayaa sheegayaa in haweenay ay 14 carruur ah oo ku sugnaa xarunta xanaanada carrurta ay ku dhaawacday tooreey….

Posted in WARARKA

Marwada koowaad ee dalka oo furtay xarun caafimaad

Marwada Koowaad ee dalka Margaret Kenyatta ayaa ku amaantay ururka bixinta ceymiska caafimaada doorka ay ka qaaateen adeegyada caafimaadka oo ay siinayaan muwaadininta Kenyaanka ah….

Posted in WARARKA

Haweeney ka mid ahayd ururka Maendeleo oo xaley geeriyooday

Jane Kiano, oo ka mid ahayd ururka Maendeleo Wanawake, ayaa xaley ku geeriyooday magaaladatan Nairobi. Haweenaydan oo 74 jir ahayd , ayaa ku dhimatay Isbitaalka…

Posted in WARARKA

2 qof oo lagu qabtay foolal Maroodi

Waaxda adeegga Duur-joogta dalkani Kenya (KWS) ayaa gacanta ku dhigay 2 qof oo watay sideed foolasha maroodiga ah kuwaas oo qiimahoodu ku kacayo Sh2million oo…

Posted in WARARKA

Hal qof oo ku dhintay Dhismo ku dumay magaalada Malindi

Wararka inaga soo gaarayaa magaalada Malindi ayaa sheegayaa in dhismo uu ku burburay magaaladaasi waxaana ku dhintay hal qof halka dad kale ay ku dhaawacmeen….