18 qof oo ku dhimatay roobab ka da’ay dalka Jordan

Ugu yaraan 18 qof, oo badnaa carruur ayaa ku dhimatay fatahaado roob oo ku dhuftay wadanka Jordan.
Inta badan carruurta ku dhimatay fatahaadahaasi ayaa lagu soo waramayaa in ay yihiin carruur ay da’doodu ka yar tahay 14 jir.
Wasiirka caafimaadka ee dalka Jordan ayaa sheegay in 11 qof oo akle ay ku dhaawacmeen roobabkaasi.
Ra’isul wasaaraha Jordan ayaa kormeeray goobaha ay ka dhaceen fatahaadaha waxaana wali socdaa badbaadinta dad laga cabsi qabo inay ku waxyeeloobaan rbabka ka da’ay adanka Jordan.
Waxaa sido kale laga cabsi qabaa in roobab kale oo fatahaado wataa uu ka da’o dalka Jordan.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *