Haweeney ka mid ahayd ururka Maendeleo oo xaley geeriyooday

Jane Kiano, oo ka mid ahayd ururka Maendeleo Wanawake, ayaa xaley ku geeriyooday magaaladatan Nairobi.
Haweenaydan oo 74 jir ahayd , ayaa ku dhimatay Isbitaalka Nairobi waxaa ay in mudo ah la xanuunsaneysay cudurka halista ah ee kansarka.
Mrs Kiano ayaa xilal badan soo qabatay waxaa ayna si weyn diirada u saari jirtay hormarka dalka iyadoona sanadkii 1979-kii la gudoonsiiyay abaalmarin.
Hawenaydan ayaa sido kale ka mid ahayd aasaasayaashi ee gudiga
Is-dhexgalka bulshada ee (NCIC).

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *