Marwada koowaad ee dalka oo furtay xarun caafimaad

Marwada Koowaad ee dalka Margaret Kenyatta ayaa ku amaantay ururka bixinta ceymiska caafimaada doorka ay ka qaaateen adeegyada caafimaadka oo ay siinayaan muwaadininta Kenyaanka ah.
Margaret Kenyatta , ayaa shaley xariga ka jartay xarun gargaar caafimaad ah ee ku taala maagalaadatan Nairobi.
Waxey sheegtay marwada koowaad ee dalka in bixinta dowlada ee adeegyada caafimaadka ay ka faa’idaysan doonaan Kenyaanka.
Xarunta caafimaadka ay sida rasmiga ah u furtay marwada koowaad ee dalka ayaa waxaa lagu kharash gareeyay lacag dhan 263million oo shillinka dalka ah.
Mrs kenyatta ayaa waxaa ay diirada saartaa caafimaadka hooyooyiinka iyo dhalaanka iyadoona wali wadaa barnaamij lagu taagerayo caafimaadka hooyada iyo dhalaanka.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *