DHAGEYSO Bulshada soomaaliyeed oo aragti kala duwan ka qabo in gabdhaha la guursado xili hore

Bulshada soomaaliyeed ayaa ku kala aragti duwan in gabdhaha xili hore la guursado iyo in fursad loo siiyo waxbarashada sida wiilasha oo kale.
Wariyahayaga Dadaab Maxamad Baaruud Xussein ayaa dood arrinkaasi ku saabsan dhexdhigay qaar kamid ah walidinta soomaliyeed ee ku nool degaankaasi

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *