DHAGEYSO Guddoomiyaha Hiiraan oo ku baaqay in lagala tashto mas’uuliyiinta la soo magacaabo

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) ayaa dhaliilay magacaabista mas’uuliyiinta Maamulka Gobolka Hiiraan iyo habka loo marayo .
Wuxuu sheegay in wasiirka arrimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose ee maamul goboleedka soomaaliyeed ee Hir-Shabeelle Maxamed Cali Caadle looga baahan yahay in uu wadatashi kala sameeyo Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Magacaabista sarakiisha kala duwan.
Waxaa uu wacad ku maray in hadii taasi aysan dhicin dib loo celinayo mas’uuliyinta waxaana hadaladiisa ka mid ahaa

Hadalka guddoomiyaha ayaa imaanaya iyadoo bilooyinkii ugu dambeeyay gobolka Hiiraan ay ku soo badanayeen isbedelada lagu sameynayo muddo bil gudaheed ah Maamulada degmooyinka iyo talisyada Ciidamada .

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *