Indonesia oo cambaareysay weerar laga fuliyay Qaza

Madaxweynaha dalka Indonesia , Joko Widodo ayaa maanta si kulul u cambaareeyay duqeymo dhanka cirka ah oo diyaaradaha Israa’iil ay ka fuliyeen marinka Qaza ee Falastiin.
Waxaa howlgaladaasi ku burburay isbitaal ku yaallo waqooyiga Qaza.
Madaxweyne Widodo ayaa hoosta ka xariiqay inay muddo dheer mudnaanta koowaad siinayeen sidii loo xoreyn lahaa degaanada Falastiin ee uu haysto maamulka Israa’iil.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *