Posted in WARARKA

Ra’isulwasaaraha Soomaalya oo gudiimiyay shirka dhaqaalaha xukuumada.

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa shalay guddoomiyay shirka Hormarinta dhaqaalaha Soomaaliy oo looga hadlayay horumarka Maaliyadeed iyo hiigsiga hanaanka deyn cafinta dalka…

Posted in WARARKA

AMISOM oo miino kula qaraxday gobolka Hiiraan.

Waxay Faahfaahino dheeraad ah kasoo baxayaan qarax miino oo lala eegtay kolonyo gaadiid ah oo ay wateen Ciidamo ka tirsan AMISOM gaar ahaan kuwa ka…

Posted in BARNAAMIJYADA

DHAGEYSO Barnaamijka Madasha,Ganacsiga 29-10-2018

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/10/Madasha-29-10-2018-.mp3
Posted in BARNAAMIJYADA

DHAGEYSO Barnaamijka hoggaanka star,Arrimaha Kenya 29-10-2018

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/10/Hoggaanka-star-29.10.-2018-.mp3
Posted in WARARKA

Ra’iisul wasaarihii hore ee Bangladesh oo 7 sano la xiray

Maxkamad ku taallo dalka Bangladesh ayaa maanta oo isniin ah xabsi 7 sano ah ku xukuntay Khaleda Zia oo horay wadankaasi uga soo noqotay ra’iisul…

Posted in WARARKA

Dacwad oogayaasha Sacuudiga iyo Turkiga oo kulmay

Dacwad soo oogaha guud ee boqortooyada Sacuudi Carabiya Al Mojeb oo tagay dalka Turkiga ayaa magaalada Istanbul kula kulmay dhigiisa wadankaasi. Wakaalada wararka ee laga…

Posted in WARARKA

In ka badan 4 qof oo lagu dilay weerar ka dhacay Liibiya

Ugu yaraan 4 qof ayaa lagu dilay halka 7 kalena ay dhaawacmeen kadib markii weerar looga shakiyay inay fulisay kooxda isku tilmaanta khilaafada islaamiga ee…

Posted in WARARKA

Maxkamadaynta eedeysanayaal loo haysto fadeexadii NYS oo maanta bilaabatay

Waxaa maanta mar kale maxkamada Milimani ee magaaladatani Nairobi ka billaabatay dhageysiga dacwadaha ay wajahayaan sarakiil gaaraya 37 oo ku aaddan lacago laga dhacay waaxda…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO diyaargarowka loogu jiro imtixaanka maalinka berry loo fadhiisanaya guud ahaan dalka.

Waxaa guud ahaan dalka maanta ka socdo diyaargarowka ay in ka badan hal milyan oo arday ah ugu jiraan imtixaanada KCPE-da ee berri bilaabanaya. Deganka…

Posted in WARARKA

Xoghayaha kalkaaliyaasha dalka oo la xiray

Waxaa saaka xabsiga loo taxaabay xoghayaha guud ee ururka ay ku mideeysanyihiin kalkaaliyaasha wadanka ee KNUN , Mr. Seth Panyako kadib markii lagu eedeyay inuu…