DHAGEYSO diyaargarowka loogu jiro imtixaanka maalinka berry loo fadhiisanaya guud ahaan dalka.

Waxaa guud ahaan dalka maanta ka socdo diyaargarowka ay in ka badan hal milyan oo arday ah ugu jiraan imtixaanada KCPE-da ee berri bilaabanaya.
Deganka Dhahaab ee ismaamulka Garissa ayaa kamid ah goobaha mashquulka badan laga dareemayo sida uu ku soo waramayo Maxamad Baaruud Xussein

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *