DHAGEYSO Maamulka Jubaland oo ka hadlay amniga magaalada Kismaanyo.

Wasiirka amniga maamulka Jubaland ayaa faahfaahin ka bixiyay howlgalo amaanka magaalada kismaanyo lau xagiijinayay oo maalmihii ina dhaafay halkaasi ka socday.
Wuxuu sheegay in ciidamo la isku dhafay loo xilsaaray sugida amniga magaalada Kismaanyo sidoo kalena ay waajibaakooda gudanayaa ayadoo aan loo ogolayn in ciidamo kale ay xilyada howlgaladu socdaan ay soo dhex galaan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *