Posted in CIYAARAHA

Guardiola oo ka xun in shaqada laga ceyriyo tababaraha kooxda Real Madrid Julen Lopetegui

Maamulaha kooxda City Pep Guardiola ayaa sheegay inuu ka xun yahay in Real Madrid ay shaqada ka ceyrisa tababare Julen Lopetegui. Maamulka Real ayaa si…

Posted in WARARKA

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo ka soo horeestay go’aankii shirkii Garowe.

Madaxweyne Ku xigeenka maamulka Puntland C/xakiin Xaaji Cumar Camey ayaa ka soo horjeestay go’aamadii ka soo baxay shirkii ugu danbeeyay ee maalmo ka hor madaxda…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO Dowlada Soomaaliya oo markii ugu horaysay ka hadashay soomaali laga celiyay garoonka Nairobi.

Wasiirka wasaarada arimaah dibada iyo iskaashiga Caalamiga ah ee dowlada Fedraalka Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa amrkii ugu horaysay wuxuu ka hadlay dad Soomaali ah…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO Xildibaano sheekay in shaqaalaha baarlamaanka Soomaaliya la handado.

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesoow oo ka mid ah baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay inay dhibaatooyin la kulmaan Shaqaalaha baarlamaanka marka ay yimaadaan Mooshino ka dhan ah…

Posted in DHAGEYSO WARARKA

DHAGEYSO warka duhurnima ee idaacada star fm 1:30 PM

DHAGEYSO warka duhurnima ee idaacada star fm 1:30 PM

Posted in WARARKA

Saddex qof oo lagu dilay Nigeriya

Saddex ruux oo Shiico ah ayaa lagu dilay isku dhac dhex maray laamaha ammaanka ee caasimadda dalka Nigeria ee Abuja, sida uu milatariga xaqiijiyay, afar…

Posted in WARARKA

Mayarkii hore ee Nairobi oo geeriyooday

Mayarkii hore ee magaalada Nairobi ,John Gakuo ayaa lagu soo waramayaa inuu ku geeriyooday isbitaalka Nairobi ee ku yaallo caasimadda dalka. Geerida mas’uulkan hore ayaa…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO bulshada ku nool xeryaha qaxootiga dada boo si wyn u hadal haayo khilaafka u dhaxeeya dowlada Soomaaliya iyo maamul goboleedyada

Bulshada ku nool xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab ee ismaamulka Garissa ayaa hadda si weyn u hadal hayo sido kalena gobaha lagu cabbo shaaha ku falanqeeya…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO  Wasiirka arrimaha gudaha oo tagay Garissa

Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha iyo iskuduwidda howlaha qaranka Dr. Fred Matiangi ayaa saaka aroornimadii hore booqday qaar kamid ah xarumaha ama iskoolada uu ka socdo…

Posted in WARARKA

Maraykanka oo in ka badan 5000 oo ciidamo ah geynaya xuduudda Mexico

Dowlada Maraykanka ayaa sheegtay inay xadka ay la wadaagto wadanka dariska la ah ee Mexico u daabuli doonto ciidamo ay tiradoodu kor u dhaafeyso 5,200….