DHAGEYSO bulshada ku nool xeryaha qaxootiga dada boo si wyn u hadal haayo khilaafka u dhaxeeya dowlada Soomaaliya iyo maamul goboleedyada

Bulshada ku nool xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab ee ismaamulka Garissa ayaa hadda si weyn u hadal hayo sido kalena gobaha lagu cabbo shaaha ku falanqeeya khilaafka u dhaxeeya dowlada federaalka soomaaliya iyo maamul goboleedyada kala duwan.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *