Posted in CIYAARAHA

lucas Moura oo hanjabaad hawada u mariyay tababare Unia Emry iyo kooxdiisa

Kooxaha Arsenal iyo Tottonhan ayaa maalinka axada ee isbuucan wada ciyaari doonaa kulan ka tirsan Epl-ka, kasoo loo yaqaano London Derby. lucas Moura ayaa ka…

Posted in CIYAARAHA

Gerard Pique oo ka hadlay fikirkiisa kaga aadan in Neymar markale dib ugu soo laabto Barcelona.

Daafaca kooxda Barcelona ee Gerard Pique ayaa sheegay Neymar in markale dib ugu soo laabta Barcelona ay adagtahay xiligan. Laacibkan reer Brazil ayaa xiliyadii la…

Posted in BARNAAMIJYADA

DHAGEYSO: Barnaamijak Madasha, waxbarashad 30-11-2018

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/11/Madasha-30-11-2018-.mp3
Posted in WARARKA

Qorshah AMISOM ay Soomaaliya uga baxayaan oo laga shirayo.

Wadamada ay ka socdaan ciidamada AMISOM ee ku sugan dalka Soomaaliya ayaa ka shiraya qorshaha ay ciidankooda kaga baxayaan gudaha Soomaaliya. Arrintaan ayaa la sheegay…

Posted in WARARKA

Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya oo sheegay inay miinooyin ka soo saareen gobolka shabeelada hoose.

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo Howlgallo ka sameeyay degaanno ka mid ah gobolka Shabeellada hoose ayaa sheegay inay ku guuleysteen soo saarida Miinooyin ay Al-shabaab…

Posted in DHAGEYSO WARARKA

DHAGEYSO: warka Duhurnimo ee idaaca star fm 1:30 PM

DHAGEYSO: warka Duhurnimo ee idaaca star fm

Posted in WARARKA

Ukraine oo ragga Ruushka u diiday inay dalkeeda soo galaan

Dowladda Ukraine ayaa maanta oo jimco ah ku dhawaaqday in ragga ay da’dooda u dhexeyso 16 ilaa iyo 60 sano ee u dhashay Ruushka aanan…

Posted in WARARKA

90 maxaabiis ah oo ka baxsaday xabsi ku yaalla Indonesia

Wararka naga soo gaaraya dalka Indonesia ayaa sheegaya in weli lagu raadjoogo 90 maxaabiis ah oo ka baxsaday xabsiga Lambaro ee halkaasi ku yaalla. Booliska…

Posted in WARARKA

Guddoomiyaha galbeedka Pokot oo lagala laabtay ilaaladiisa

Wararka naga soo gaaraya ismaamul goboleedka galbeedka Pokot ayaa sheegay in barasaabka dowlad degaankaasi Prof. John Lonyangapuo lagala laabtay ciidamadii ilaalinayay iyo sido kale saraakiil…

Posted in WARARKA

Maxkamadda ingiriiska oo diiday codsi ay gudbiyeen halyeeyadii Mau Mau

Waxay dharbaaxo xooggan soo gaartay ugu yaraan 40,000 oo ka mid ah halyeeyadii Mau Mau ee u soo dagaalamay xuriyadda dalka kadib markii la laalay…