Posted in WARARKA

In ka Badan 56,000 Qof oo Tahriibayaal ah oo la Waayay tan iyo Sannadii 2014-kii

Wakaalada wararka ee AP-da ayaa baaritaano ay sameysay ku sheegtay  in  tan iyo sannadkii 2014-kii   la waayay ama ay dhinteen ugu yaraan  56,800 qof oo…

Posted in WARARKA

Sarakiisha EACC oo loo diiday inay baaraan guriga barasaabkii hore ee Nairobi

Maxkamada sare ee dalka ayaa maanta soo saartay  amar sarakiisha guddiga  anshaxa iyo la dagaalanka musuqmaasuqa  ee EAAC  looga  hor istaagayo inay sii wadaan  howlgalada…

Posted in WARARKA

(Dhageyso) Wasiiradda Waxbarashada oo Faahfaahin ka Bixisay Imtixaanada KCPE-da

Wasiiradda wasaaradda  tacliinta ee dalka Amina Maxamad ayaa maanta  warbixin ka soo saartay  imtixaanada qaran ee sannadlaha ah ee  loo  yaqaano KCPE-da. In ka badan…

Posted in WARARKA

(Dhageyso) Madaxweyne Uhuru oo u Riyaaqay Warbixin Bangiga Adduunka uu ku Ammaanay Qanacsiga Dalka

Hoggaamiyaha dalka Mr. Uhuru Kenyatta   ayaa khudbad uu manta ka jeediyay madaxtooyada  wadanka looga arrimiyo ee State House  uga hadlay arrimo dhowr ah oo ay…

Posted in WARARKA

Ingiriiska oo Lagu Cadaadinayo inuu Cunaqabatayn Saaro Sacuudi Carabiya

Xoghayaha   waasaradda arrimaha dibadda ee Ingiriiska, Jeremy Hunt  ayaa cadaadis lagu saaray inuu soo magacaabo guddi gaar ah  oo  eegaya in boqortooyada Sacuudi caraiya  cunaqabateyn …

Posted in WARARKA

Haweenka Kuuriyada Waqooyi oo si Caadi ah loo Faraxumeeyo

Hay’adda caalamaiga ee xuquuqul aadanaha ee Human Rights  Watch   ayaa warbixin ay soo saartay ku sheegtay in  faraxumeynta gabdhaha iyo kufsashada haweenka ay kuuriyada waqooyi…

Posted in WARARKA

Madaxweynaha Sri Lanka oo Baarlamaanka Isugu Yeeri Doono

Hoggaamiyaha wadanka  Sri Lanka,  Maithripala Sirisena ayaa  5-ta  bishan koow iyo tobnaad lagu wadaa inuu  guddoomiyo shirka  golaha baarlamaanka  dalkaasi. Arrintan ayaa waxaa maanta oo…

Posted in WARARKA

Midowga Yurub oo 5 Bilyan ugu Deeqay Ismaamulka Nairobi

Midowga  Yurub ayaa   dhaqaale  gaaraya  5 bilyan oo shilin ugu deeqay dowlada  ismaamulka Nairobi si ay ugu adeegsato  mashruuc dhanka  gaadiidka ah. Ismaamulka Nairobi ayaa…

Posted in WARARKA

Boqolkiba 60 Galeyda ku Jirta Xarumaha Waaxda NCPB uma Wanaagsana Caafimaadka Dadweynaha

Wasiirka wasaaradda beeraha ee dalka Mr. Mwangi Kiunjuri oo ka soo hormuuqday guddiga baarlamaanka u qaabilsan arrimaha beeraha  ayaa walaac ka muujiyay galeeyda  lagu keydiyay …

Posted in WARARKA

Madaxweynaha Dalka oo Digniin u Diray Ganacsatada Aanan Canshuuraha Bixin

Hoggaamiyaha dalka Mr. Uhuru Kenyatta ayaa digniin adag u diray dadka iyo ganacsatada aanan bixin  canshuuraha  la doonayo inay ku kabaan  kobaca dhaqaale ee  wadanka….