Posted in WARARKA

Sarkaal ku eedeysnaa dilka Monica Kimani oo la sii daayay

Orlando Odhiambo, oo ka mid ah sarkaalada sare ee Recce Squad ayaa maanta la sii daayay isagoo in mudo ah lagu haayay xabsiga isagoona ku…

Posted in WARARKA

Biriq labo arday ku dishay ismamaulka Homa Bay

Laba arday ah oo uu mid ka mid ah shalay soo gabagabeeyay imtixaanka KCPE-da ayaa biriq ama jac ku dishay tuulada Kojwando, ee ismaamul goboleedka…

Posted in WARARKA

Guddiga doorashada Koofur Galbeed somalia oo soo saaray shuruudaha Musharaxiinta

Guddiga Doorashada Madaxweynaha Koofur Galbeed ayaa soo saaray shuruudaha laga rabo Musharaxiinta u taagan doorashada Madaxweynaha ee dhici doonta 17-ka bisha November. Warqad ka soo…

Posted in WARARKA

7 qof oo ku safrayay gaari bus ah oo lagu dilay dalka Masar

Wararka inaga soo gaarayaa wadanka Masar ayaa waxaa ay sheegayaa in 7 qof oo masiixiyiin ah kuwaas oo ku safrayay gaari bus ah lagu dilay…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO Wasaarada haweenka Soomaaliya oo dadaal ugu jirta dhamaystirka sharciga dadka naafada ah.

Wasiirka wasaarada arimaha haweenka iyo xaquuqul insaanka dowlada fedraalka Soomaaliya marwo Deeqo Yaasiin Xaaji Yuusuf ayaaa sheegtay in wasaaradeedu ay dadaal dheer ku bixinayso sidii…

Posted in WARARKA

Ergayga qaramada Midowbay oo ka ka hadlay doorashada Koonfur Galbeed.

War uu soo saaray Ergeyga gaarka ah ee arimaha dalka Soomaaliya u qaabilsan qaramada midoobe Nichalos Haysom ayuu kaga hadlay doorashada madaxtinimada ee maamulka koonfur…

Posted in WARARKA

Madaxweynaha Koonfur galbeed oo rajo ka muujiyay inuu markale ku guulaysan doono doorashada maamulkaasi.

Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa ka hadlay Caddaadiska uu sheegay inuu xiligaan wajahayo kaasoo ku aadan in dowladda dhexe ay taageerayso…

Posted in WARARKA

Dowlada oo mamnuucday in lacago caddaan ay bixiyaan dadka isticmaala adeegyada NYS

Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha ee dalka Dr. Fred Matiang’i ayaa soo saaray amar lagu mamnuucayo in lacago caddaan ama kaash ah ay bixiyaan dadka la…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO Ekuru Aukot oo soo jeediyay in madaxweynaha uu hoggaanka hayo 7 sano

Hoggaamiyaha xisbiga ThirdWay Alliance , Dr. Ekuru Aukot ayaa doonaya in isbedelada lagu sameynayo dastuurka wadanka u degsan ay ka mid noqoto muddo xileedka madaxweynaha….

Posted in WARARKA

Guddiga beeraha ee aqalka sare oo loogu baaqay inuu su’aalo weydiiyo wasiirkii hore Willy Bett

Waxaa isa soo taraya baaqyada loo jeedinayo xubnaha guddiga aqalka sare u qaabilsan arrimaha beeraha taasi oo ku aaddan inay u yeeraan wasiirkii hore ee…