Biriq labo arday ku dishay ismamaulka Homa Bay

Laba arday ah oo uu mid ka mid ah shalay soo gabagabeeyay imtixaanka KCPE-da ayaa biriq ama jac ku dishay tuulada Kojwando, ee ismaamul goboleedka Homa Bay.
Ardayga dhintay oo shaly sameeyay imtixaanka shahaadiga ah ayaa ka bogay dugsiga hoose dhexe Lwanda Kawuro.
taliyaha ciidamada booliska Homa Bay Marius Tum oo xaqiijiyay dhacdani ayaa sheegay in laba arday oo kale ay dhaawacyo ka soo gaareen jacdaasi.
Meydadka labadaas arday ayaa la geeyay halka meydadka lagu keydiyo ee isbitaalka Homa Bay.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *