Posted in WARARKA

Xildhibaanadda Ijara oo abaalmarin la guddoonsiiyay

Waxaa abaalmarin heer qaaradeed ah la guddoonsiyay Safiya Cabdi Nuur oo ah xildhibaanadda laga soo doortay degaaanka Ijara ee ismaamulka Garissa. Haweeneydan ayaa lagu aqoonsaday…

Posted in WARARKA

Meydkii Jamal Khashoggi oo la sheegay in boorsado lagu qaaday kadib markii la jarjaray

Wargeyska tageera dowlada Turkiga ee Sabax ayaa qoray warbixin ku saabsan dilkii wariye Jamal Khashoggi. Waxaa warbixintaasi lagu sheegay in Khashoggi kadib markii la dilay…

Posted in WARARKA

19 maleeshiyo ah oo lagu dilay Masar

Wasaaradda arrimaha gudaha ee dalka Masar ayaa bayaan ay soo saartay ku sheegtay in boolisku ay dileen 19 maleeshiyaad ah oo looga shakiyay inay weerareen…

Posted in WARARKA

Baarlamaanka Sri Lanka oo dib u shiraya 14-ka bishan

Madaxweynaha wadanka Sri Lanka, Maithripala Sirisena ayaa amar uu soo saaray ku sheegay in xildhibaanada baarlamaanka dalkaasi ay dib u shiri doonaan 14-ka bishan ….

Posted in WARARKA

Aqalka Sare oo digniin ka soo saaray doorashada Koonfur Galbeed

Gudiga joogtada ah ee golaha aqalka sare baarlamaanka Sooomaaliya oo maanta shir ku yeeshay xaruntooda Muqdisho ayaa waxa ay ka digeen in aan wax faragelin…

Posted in WARARKA

Laba arday ah oo webi ku dhacay iyagoo isa sawiraya

Laba arday oo dhiganayay jaamacadda Jaramogi Oginga Odinga iyo machadka farsamada ee Bondo ayaanan weli meydadkooda la helin kadib markii galinkii dambe ee shalay ay…

Posted in WARARKA

Shuruuc la xariirta gaadiidka oo bishan dalka ka dhaqangalaysa

Ciidamada booliska ee dalka ayaa laga bilaabo 12-ka bishan oo isniin ah ku tallaaba qaadi doono dhaqanggelinta shuruucda wadooyinka ee loogu magacdaray wasiirkii hore ee…

Posted in WARARKA

Hoggaamiyaasha muslimiinta dalka oo bayaan ka soo saaray aftida dastuurka lagu bedelayo

Dalladda ay ku mideeysanyihiin madaxda muslimiinta dalka ee NAMLEF ayaa siyaasiyiinta ugu baaqday inaysan jeedin hadalo kala qeybsanaan keeni karo oo ku saabsan olalaha loogu…

Posted in WARARKA

Howlwadeenada caafimaadka ee Dhagaxleey oo gadood shaqo ku guda jira

Shaqaalaha caafimaadka ee xerada qaxootiga ee Dhagaxley ayaa ku guda jira shaqo joojin ay billaabeen kowdii bishan taasi oo saameyn dhinacyo badan leh ku yeelatay…

Posted in WARARKA

Wariye xalay ku geeriyooday magaalada Muqdisho

Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya ayaa sheegaya inuu halkaasio xalay ku geeriyooday wariye lagu magacaabi jiray C/risaaq Adan Qoslaaye oo ka…